DHAGEYSO:-Dowladda somalia oo laga dalbaday in ay jawaab cad ka keento Saldhiga...

DHAGEYSO:-Dowladda somalia oo laga dalbaday in ay jawaab cad ka keento Saldhiga Berbera

0
SHARE

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta isku raacay in Guddoonka uu Warqad u qoro Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya taasi oo ku saabsan in Xukuumada ay war cad ka keento heshiiska ay wada galeen Maamulka Somaliland iyo Dowladda Imaaraadka Carabta.

Heshiiska ay wada gleen labada dhinac ee Somaliland iyo Imaaraadka Carabta ayaa waxa uu yahay mid Dowladda Imaaraadka Carabta loogu ogolaadnayo in Saldhig Millatari ay ka dhisato Magaalada Barbara.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY