Dhageyso Duqa Hobyo (Burcad Badeeda Beelahooda ayan u Dirnay way ka Diiden...

Dhageyso Duqa Hobyo (Burcad Badeeda Beelahooda ayan u Dirnay way ka Diiden Balse Awood ayan ku Maquuninay)

0
SHARE

Mas’uuliyiinta magaalada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa sheegay inay soo furteen 8 Hindi ah oo shaqaale ah oo la socday markab dhowaan lagu afduubay xeebaha Soomaaliya kuwaasi oo la geeyey dhinaca berriga.

Duqa magaalada Hobyo ayaa Warbaahinta U  sheegay inay hayaan dhammaan shaqaalihii, islamarkaana ay xireen afar ka tirsan burcad badeedda haysatay raggaasi.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY