Dhageyso:- Faah Faahino Kale Suuqa Barkaraha oo Mar kale Gubtay Maxa keenay...

Dhageyso:- Faah Faahino Kale Suuqa Barkaraha oo Mar kale Gubtay Maxa keenay in Mar Walba uu Suqaasi Gubto?

0
SHARE

Dabkii ka kacay qeybo kamid ah suuqa Bakaaraha ayaa la sheegay in markii hore uu ka bilaawday qeybta ay ku yaallaan Makiinadaha lagu shiido Qaxwada isalamrkaana Goobo hor leh uu ku sii faafay.

Dadweyne farabadan ayaa Goobta hada ku sugan iyagoo ku dadaalaya sidii debkaasi loo demin lahaa sidoo kale waxaa goobta ku sugan oo amaanka xaqiijinaya Ciidamo ka tirsan dowladda Somaaliya.

Ciidamada ayaa dadka qaarkood ka celinaya in Suuqa ay gudaha u sii galaan.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY