Dhageyso Faahin Galmudug iyo Puntland oo isku Haysta Garoonka Diyradaha Gaalkacyo, Xiisad ka Dhalatay arintasi oo Maamulka Gobalka Mudug e Galmudug ay War ka Soo Saareen

Xiisad u dhaxeysa Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa Maanta ka taagan Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug,waxaana Xiisaddu ay timid kadib markii la sheegay in Maamulka Puntland ay Dhisme ku bilaabeen Garoonka Diyaaradaha Magaalada Gaalkacyo.

Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug Cabdi Xuseen Maxamed oo la hadlay Radio Kulmiye ayaa sheegay in aysan Aqbaleyn in Puntland ay dhisto Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo islamarkaana Garoonku uu yahay Hanti ka dhaxeysa Labada Maamul.

Hoos ka Dhageyso Codka 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




> Mike Edwards Authentic Jersey 
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
 
Advertisements