Dhageyso Faysal Cali Warabe oo Jawaab Kulul Siiyay Barlamanka iyo Madaxweynaha...

Dhageyso Faysal Cali Warabe oo Jawaab Kulul Siiyay Barlamanka iyo Madaxweynaha Somaliya Mudane Farmaajo

0
SHARE

Injineer Feysal Cali Waraabe Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka UCID ee maamulka Somali-land ayaa xusay in Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaliya oo xarun u ah Dowladda soomaliya ay ka door bidayaan inay ku biiraan Dowladda imaaraadka Carabta.

“Waa todobo Imaaraadku Carabta ee midkii 8-aad ma Noqonaa ayaan isleenahay, Dowladda Muqdisho ka Talisa waxaan ka dooran laheyn Dowladda imaaraadka Carabta oo xiriir wanaagsan uu naga dhaxeeyo” ayuu yidhi”, Faysal Cali Waraabe Waxaana uu u digay Cid Walba uu ku rajo wayn in somaliland iyo somalia ay hal ka dhigto

Waxa uu si Kulul uu u Dhaleeceyay Dowlada Soomaliya ee uu Hogaanka ka yahay Madaxweyne Farmaajo isagoona shegay in somaliya inta ay sidan ku jirto aysan ka soo kabsan doonin dhibaatoyinkii somaliya ay soo martay

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY