DHAGEYSO:-Gaadiidka Ciidamada AMISOM oo Dad Rayad ah ku laayay Magaalada Muqdisho

DHAGEYSO:-Gaadiidka Ciidamada AMISOM oo Dad Rayad ah ku laayay Magaalada Muqdisho

0
SHARE

Ciidamada Ururka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa wiil dhalinyaro ah oo Mooto Bajaaj watay ku Jiidhay Magaalada Muqdisho arintaasi oo ka Cadheysiisay Shacabkii Arkay Meydka Wiilkaasi,

mid ka mid ah dadka kii ku sugnaa halka ay dilkani ka geysteen Ciidamada Amisom ayaa sheegay inay Goobta ka dhaqaaqeen Ciidamada markii ay Dilka Geysteen kadibna ay Ciidamada Booliska ah soo qabteen Gaariga,

hoos ka dhageyso codka

LEAVE A REPLY