Dhageyso Galmudug oo Gaalkacyo ku Soo Bandhigtay Dhalinyaro 5 ruux ka kooban...

Dhageyso Galmudug oo Gaalkacyo ku Soo Bandhigtay Dhalinyaro 5 ruux ka kooban oo hal gabar kufsi u geystay

0
SHARE

taliyaha Qeybta Booliska gobolka Mudug ee Galmudug ayaasheegay in ciidanka Booliska Galmudug ay gacanta ku dhigeen rag sida uu sheegay kufsi iyo jirdil ugu geystay magaalada Gaalkacyo gabar Soomaaliyeed.

Taliyaha ayaa sheegay in tirada ragaan ay gaarayaan ilaa iyo 5-ruux islamarkaana falkaasi ay u geysteen gabadha Soomaaliyeed xilli ay ku sugneyd magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Raga Falka isugu jira kufsiga iyo Jirdilka geystay ayuu sheegay in iminka lagu hayo saldhiga ciidanka Booliska ee Gaalkacyo, islamarkaana goor dhow uu si faah faahsan warbaahinta ugu sharixi doono qaabka falka uu u dhacay.

Hoos ka Dhageyso codka oo dhameystiran

LEAVE A REPLY