Dhageyso Galmudug oo sheegtay in uu burburay Wada Hadalka Ahlu-suna iyo...

Dhageyso Galmudug oo sheegtay in uu burburay Wada Hadalka Ahlu-suna iyo Galmudug ee Muqdisho ka socday

0
SHARE

Wasiirka amniga galmudug cismaan ciise nuur  (Taardhuleed) Ayaa sheegay in ururka ahlusuna uu ka socon waayay wada hadlkii dhexmari lahaa dawlad gobaleedka galmudug iyo ahlusuna.
Taardhuleed Ayaa sheegay in wafuuda galmudug ee ku sugan muqdisho ay dib ugu soo laaban doonaan magaalada cadaado ee caasimada kmg ah ee galmudug maadaama sida uu sheegay uu dhamaaday waqtigii loogu talagalay. Waxa uu dhanka kale ka hadlay sida uu ku fashilmay wada hadal labada dhinac.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY