Dhageyso Ganacsade Caan ah oo lagu Dilay Magaalada Gaalkacyo Wararkii Ugu Danbeyay

Dhageyso Ganacsade Caan ah oo lagu Dilay Magaalada Gaalkacyo Wararkii Ugu Danbeyay

0
SHARE

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in Kooxo hubeysan ay xalay toogteen Ganacsade si weyn looga yaqaano Magaalada Gaalkacyo.

Ganacsadaha la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Gaandi Cabdiraxmaan ,Sida ay inoo xaqiijiyeen dadka degaanka ninkaan waxaana magalada qaybo  qaybo ka mida ka Socda Hawulgalo lagu Raadinayo dadkii falkaasi ka danbeyay

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY