Dhageyso Garoonka Diyaaradaha Hobyo Sidee u Shaqayn Doona,Mayarka Hobyo oo ka Waramaya...

Dhageyso Garoonka Diyaaradaha Hobyo Sidee u Shaqayn Doona,Mayarka Hobyo oo ka Waramaya Arimo Xiiso Badan

0
SHARE
HM__Xafiiska Gaalkacyo Garoonka diyaaradaha dagmada hobyo oo mudooyin dambe lagu waday dib u dhis xoogan ayaa  waxaa ka dagtay diyaarad kasoo duushay magaalada muqdisho ee caasimada soomaaliya oo siday wafdi balaaran oo uu horkacayay gudoomiyaha dagmada hobyo cabdulaahi cali axmed faat
Wafdiga  markii ay hobyo ka dageen  ayaa Waxa ay xariga ka jareen garoon diyaaradaha hobyo oo  Dhismihiisa  lasoo gaba gabeeyay qaybtii koobaad  Kadib Markii dib u dhis xoogan Lagu Sameyay,
Maayarka  magaalada hobyo cabdulaahi cali axmed faat oo waraysi siiyay Hobyomedia.com ayaa sheegay in garoonka uu si xowli ah u Shaqayn doono  hada wixii ka dambeeya , wuxuuna sidoo kale ka warbixiyay safar uu ku tagay magaalada muqdisho iyo waxyaabihii uga soo qabsoomay
Hoos Ka Dhagayso waraysi Uu La yeeshay Wariye Mahad Dahir America

LEAVE A REPLY