Dhageyso Go,aanka Dowlada Somaliya ee Dorashada Galmudug, Musharaxiin cadado yimid iyo Gudiga Dorashoyinka Galmudug oo hadlay

HM__Xafiiska Gaalkacyo iyadoo War Murtiyeedkii ugu danbeyay ee dowlada somaliya  ay soo saartay kadib dhax dhaxadin rajo xumo laga muujiyay laga sameyay ahlusuna iyo galmudug aya dowlada somaliya waxa ay shegtay in doorashada galmduug xiligeeda ay dhacdo waxana gudiga doorashooyinka galmduug ay shegeen in la gudo galay hawulihii doorashooyinka galmudug

hadaba magalada cadaado waxa gaaray dhawr musharax oo uu ka mid yahay musharax axmad ducaale gelle xaaf waxana sidoo kale jira musharaxiin horay cadaado ugu sugna iyo kuwa kale oo hada magalada  cadaado ku soo wajahan  Waxaan Guddiga Doorashada Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa waxa ay sheegeen in fulinta jadwalkii Doorasho ee Madaxweynaha Galmudug ay bilaabayaan.

Maxamed Xasan Geelle Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa sheegay in 28-ka bishan oo ku beegan berri ay ku egtahay waqtiga isdiiwaangelinta musharaxiinta Madaxweynaha Galmudug.

Hoos ka Dhageyso Codka 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




> Mike Edwards Authentic Jersey 
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
 
Advertisements