Dhageyso Gudiga Doorashada Galmudug oo Sheegay in Hadalka Ahlusunna an loo Joojineen...

Dhageyso Gudiga Doorashada Galmudug oo Sheegay in Hadalka Ahlusunna an loo Joojineen Dorashada Galmudug

0
SHARE

Maxamed Xasan Geele Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Isagoo ku Sugan Magaalada Cadaado Ee Xarunta KMG Ah Galmudug ayaa  waxa uu ka Hadlay Sida Doorashadu u Dhacayso iyo waxa ay Ka yeelayaan Qaybaha ka maqan Ka qayb galka Doorashada,,wuxuuna Sheegay in aysan Cidna kala Tashanayn Qabasha Doorashada Xiliga Ay u jaangoyeen oo ah 10ka Bishan April.

Xildhibaan Maxamed Ayaa Xusey in Ahlusuna ay Wadahadal la Furayaan balse aan Doorashada loo Baajin Doonin Hadii aysan ka qayb galin.isagoo dhanka kale Dowlada Soomaaliya ku eedeeyay in aysan u wajahayn Doorkeedii balse ay Faragalin kaliya ku hayso.

HOOS KA DHAGEYSO CODKA GUDOOMIYAHA DOORAASHADA.

LEAVE A REPLY