Dhageyso Hadal ka Soo baxay Galmudug ee ku dan Faro Galinta Doorashada...

Dhageyso Hadal ka Soo baxay Galmudug ee ku dan Faro Galinta Doorashada oo dib u dhigay Safarkii Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliya +Xiisad Cusub

0
SHARE

Maamulka Galmudug ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay in uu fara gelin toos ah ku hayo Doorashada Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo dhowaan lagu wado in ay dhacdo.

Wasiirka Dastuurka iyo arrimaha Dib u heshiisiinta Maamulka Galmudug Cismaan Maxamed Cali (Socdaal) ayaa Dowladda Soomaaliya ku eedeeyay in ay fara gelin toos ah ku heyso Doorashada Madaxweynaha, taasina aysan aheyn mid loo dulqaadan karo.

Sidoo kale Wasiir (Socdaal) ayaa sheegay Dowladda Soomaaliya in ay aqoonsan yihiin, ayna hoostagaan, balse loo baahan yahay Doorashada Madaxweynaha Galmudug in loo madax banaaneeyo shacabka.

Hoos ka Dhageyso Codka

 

LEAVE A REPLY