Dhageyso Maamul Gobaledkii Ugu Horeyay oo Kooxda Sacaadu diin Bil Xaq Shegay...

Dhageyso Maamul Gobaledkii Ugu Horeyay oo Kooxda Sacaadu diin Bil Xaq Shegay Cidi Gasha in Dil Toosho ay tahay

0
SHARE
Shir ay Garoowe ku Gudiga amanaka iyo Saraakiiisha amanka  ay isugu yimaden ayaa Laga Soo Saaray Digniin Bulshada Puntland ku Socota Lagagana Madnuuucayo Ururkaas Gobolka Nugaal
General Muxuyadiin Axmed Muuse Taliyaha La dagaalanka Argagixisada ee Puntland ayaa culimada puntland ugu baaqay inay shir deg deg ah isoogu yimaadaan magaalada garoowe si ay fikir mid ah uga qaataan ururka dhawaan laga dhawaaqay somaliya ,
Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY