DHAGEYSO:-Maamulka Galmudug Oo War Ka Soo Saaray Heshiis ay la galeen Madaxda...

DHAGEYSO:-Maamulka Galmudug Oo War Ka Soo Saaray Heshiis ay la galeen Madaxda Uruurka Ahlusuna

0
SHARE

Wasiirka Wasaarada Dastuurka iyo dib u heshiisiinta maamulka Galmudug Cismaan Maxamed Cali Socdaal ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan maamulka Ahlusunna ,islamarkaana ay diyaar u yihiin in ay la heshiiyaan.

Wasiirka ayaa sheegay in Ahlusunna lala heshiin doono Marka la doorto Madaxweynaha maamulka Galmudug.

Sidoo kale Waxaa uu tilmaamay in Galmudug ay tahay maamul goboleed la aqoonsan yahay ,islamarkaana dowladda Soomaaliya ay uga digayaan in ay soo fara geliso.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY