Dhageyso Madaxweynaha Puntland oo Xaalada Gaalkacyo ee Galmudug iyo Puntland ka Hadlay...

Dhageyso Madaxweynaha Puntland oo Xaalada Gaalkacyo ee Galmudug iyo Puntland ka Hadlay kuna Baaqay in Xaalada La Dajiyo Maxa soo Kordhay?

0
SHARE

Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali (Gaas) ayaa ka hadlay xaalada deganaansho ee hada ay ku jirto Magaalada Gaalkacyo oo horey ay uga dhaceen Dagaalo dad badan ku dhinteen, kuna barakaeen.

Dr. Gaas ayaa uga mahad naqay cid walba oo ka shaqaysay nabadaynta iyo xasilinta Magaalada Gaalkacayo, waxaana uu ugu baaqay shacabka Gobolka Mudug inay gacmaha is qabsadaan isla markaana ay ka wada shaqeeyaan wax kasta oo ay ku jirto maslaxadooda, Hadalkan aya Waxa uu jeediyay Kadib Safar aan la shaacin uu gaalkacyo ku yimid dhawaan ,markaasi oo ay taagnayd xiisad ka dhalatay dhismo ay doonaysay in puntland ay ku sameyso garoonka diyaradaha gaalkacyo oo wali lahaanshihisa ay galmudug iyo puntland ay isku hayaan

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY