DHAGEYSO: Madaxweyne Farmaajo oo ku soo Labistay Dareeska Ciidanka Xooga Dalka...

DHAGEYSO: Madaxweyne Farmaajo oo ku soo Labistay Dareeska Ciidanka Xooga Dalka kuna dhawaaqay xaalad Dagaal

0
SHARE

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) oo xirnaa Dareeska Ciidanka Xoogga Dalka ayaa sheegay in dalka uu galay xaalad Dagaal.

Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa sheegay in dhammaanba Ciidamada Qalabka Sida lagu wargeliyay in ay heegan galaan, isla-markaana ay xaqiijiyan nabadgelyada Magaalada Muqdisho.

Dhanka kale Madaxweynaha ayaa maanta Ururka Al-Shabaab ugu yeeray in muddo lixdan cisho ah isugu soo dhiiban Dowladda,

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.