Dhageyso magacyada Sarakiil Shabab dhaxooda Caan ka ah oo Gacanta lagu Dhigay

Dhageyso magacyada Sarakiil Shabab dhaxooda Caan ka ah oo Gacanta lagu Dhigay

0
SHARE

Wararka naga soo gaaraya degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa ku waramaya in halkaasi shalay iyo maanta ciidamada dowladda, kuwa maamulka Koonfur Galbeed iyo AMISOM ay ka wadeen howlgallo isdaba joog ah, oo la sheegay inay ku soo qabteen rag ka tirsan Alshabaab.

Guddoomiye ku xigeenka degmada Qoryooley Cabdi Axmed Cali ayaa warbaahinta u xqiijiyey  in ragaasi la qabtay ay ku jiraan saraakiil sar sare, oo uu tilmaamay inay gacanta ku hayaan

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY