Dhageyso Maxa loo Badalay Gudoomiye Ku Xigeenka Gobalka Banaadir Maxase Xiligan ku...

Dhageyso Maxa loo Badalay Gudoomiye Ku Xigeenka Gobalka Banaadir Maxase Xiligan ku soo beegay

0
SHARE

Waxaa xilalkii laga qaaday guddoomiye ku xigeenadii hore ee gobolka banaadir, iyadoo xililkaasi loo magacaabay kuwo cusub, kadib wareegto ka soo baxday Guddoomiye Taabid Cabdi Maxamed.

Waxaa guddoomiye ku xigeenka koowaad ee arrimaha amniga iyo siyaasada loo magacaabay Saalax Sheikh Maxamed kaasi oo bedelaya Maxamed Axmed Diiriye oo horey u soo hayey xilkan ,Sidookale Guddoomiye ku xigeenka labaad ee maamulka iyo maaliyada ayaa markii ugu horeysay waxaa loo magacaabay Gabar Marwo Muluuka Dheere cabduqaadir, taasi oo bedelaysa Isamciil Macalin Cabdi Guure oo in mudo ah soo hayey xilkan.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.