Dhageyso Maxakmada Gobalka Banaadir oo ka Jawaabtay in Maxkamada Beelo Gaar ah...

Dhageyso Maxakmada Gobalka Banaadir oo ka Jawaabtay in Maxkamada Beelo Gaar ah mar Walba ay ku Xukunto Dil Toogasho,Guomiyaha Maxkmada oo shegay in H.koxedyadii ay Wali muqdisho dhib ka wadan

0
SHARE

Maalmihii lasoo dhaafay waxaa soo baxayay eedeymo loo jeedinayay Maxkamada gobolka Banaadir, waxaana eedeymahaas kamid ahaa in qaabka ay kiisaska ku xukmiyaan uu yahay mid aan cadaalad aheyn.

Gaar ahaan saraakiisha Maxkamada ayaa lagu eedeeyay iney arimo qaliin soo hoos geliyaan kiisaska isla markaana ay go’aan uga gaaraan.

Hase ahaatee Guddoomiyaha maxkamada gobolka Banaadir  Dr Aweys Sheikh Cabdullaahi ayaa hadalkaas ku sheegay inuu yahay mid been abuur ah ,Isagoo  ka hadlaayey kulan wacyi galin ah oo lagu qabtay xarunta Booliska ee Muqdisho ayaa waxaa  uu sheegay in xukunadu marka ay soo dhamaadaan aan laga fuli Karin qabiilada iyo kuwo uu ku sheegay hogaamiye kooxeedyo.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY