Dhageyso Maxkamada Sare ee Galmudug oo Go,aan adag ka soo Saartay Arimaha...

Dhageyso Maxkamada Sare ee Galmudug oo Go,aan adag ka soo Saartay Arimaha Doorashada Galmudug ,Khilaafka Galmudug iyo Dowlada Somaliya

0
SHARE

Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee Maamulka Galmudug Maxamed Keynaan oo la hadlay Warbaahinta ayaa Madaxda Dowladda ugu baaqay in ay fara gelinta ka deyso howlaha Doorashada Madaxweynaha Galmudug.

Waxa uu sheegay Guddoomiyaha in Dowladda Dhexe aysan xaq u laheyn in ay fara gelin toos ah ku sameyso howlaha ka socda Magaalada Cadaado ee Doorashada ah.

Waxa uu tilmaamay in Dowladda laga doonayo oo keliya taageero isla markaana kaalin ka qaadato qabsoomida Doorashada Madaxweynaha Galmudug.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY