Dhageyso Maxuu ka Yiri Cabdi Qaybdiid Wada Hadaladii Galmudug iyo Ahlusuna ee...

Dhageyso Maxuu ka Yiri Cabdi Qaybdiid Wada Hadaladii Galmudug iyo Ahlusuna ee Fashilmay ,arimo Muhiim ah oo uu soo Hadal Qaday

0
SHARE

Xildhibaanka  Aqalka Sare  Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo ka mid ah Golaha senator-ka Soomaaliya ayaa Fariin adag u diray Maamulada Ahlusana iyo Galmudug oo ugu baaqay in ka wada Shaqeeyaan sidii Doorasha loo dhan yahay ay 3-maalmood ka dib ay uga dhici lahayd magaalada Cadaado, ee Caasimada KMG ah ee Maamulka Galmudug.

Xildhibaan qeybdiid ayaa Nasiib daro ku tilamamay Khilaafka soo Xoogaysanaya ee Galmudug iyo Ahlusuna ee ku aadan  Arimaha Doorasha, madaxweynaha cusub ee Dowladd Goboleedka Galmudug kadib iscasiadii C/kariin Xuseen Guuleed.

 Qeybdiid ayaa  Sidoo kale  sheegay  in Gobalada ay soo Mareen dhibaato Colaadeed iyo mid siyaasadeed oo ka reebtay Gobalada kale ee Soomaaliya islamarkaana

Hoos ka Dhageyso Codka 

 

LEAVE A REPLY