Dhageyso Meydad Kale oo laga Helay Muqdisho , Maamulka Gobalka Banaadir oo...

Dhageyso Meydad Kale oo laga Helay Muqdisho , Maamulka Gobalka Banaadir oo Saxafada u Xaqijiyay

0
SHARE

Afayeenka maamulka gobolka banaadir ayaa xaqiijiyey dhimashada Toddoba ruux oo ku geeriyootay qarax waxyar ka hor ka dhacay meel ku dhow dhismaha wasaaradda Aminga gudaha.

Cabdifitaax Cumar Xalane ayaa warbaahinta u sheegay inay qaraxaasi ku dhinteen 7 ruux oo ahaa dad shacab ah, kuna sugnaa halka uu qaruxu ka dhacay, islamarkaana dhaawucu uu ka badan yahay intaasi.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY