Dhageyso Musharaxa Madaxweynaha Galmduug Axmed Shariif Cali Hilowle Oo Cadaado Kusoo...

Dhageyso Musharaxa Madaxweynaha Galmduug Axmed Shariif Cali Hilowle Oo Cadaado Kusoo Wajahan:

0
SHARE

HM__Xafiiska Cadaado Xili Maalmo Kooban Kahareen Doorashada Madaxwayanaha Galmudug Ayaa Magaalada Cadaado Waxaa Siweyn Looga Dareemayaa Udiyaar Garowga Doorasha Madaxwaynaha Galmudug Waxaana Magaalada Ka socda Diyaar Garowga Soodhawaynta Musharaxiinta Utaagan Xilka Madaxwayanaha Galmudug.

Musharax Axmed Cali Hilowle (Axmed Shariif)  OO Isagu Kamid Ah Musharaxiinta Utaagan Xilkaas Isla Markaan Ah Musharaxa Sida Weyn Loogu Saadaalinayo Inuu Kusoo Baxo Xilka Madaxwayanaha Galmudug Ayaa Lagu Wadaa Inuu Magaalada Soogaaro Maalmaha Soosocda Waxaana Magaalada Kasocda Diyaar Garow Ku.Aadan Soodhawayntiisa,

Qaybaha Kala Gadisan Ee Bulshada Ayaa Laga Dheehan Karaa Sida Ay Ugu Diyaar Garoobeen. Dhinaca Kale Waxaa Magaalada Idaacadaha Kuyaala Ay Baahinayaa Fariimo Lagu Taageerayo Musharaxa Utaagan Xilka Madaxwayanaha Galmudug Axmed Shariif.Sikastaba Ha Ahaatee Musharax Axmed Shariif Ayaa Rajo Weyn Kaqaba Inuu Kusoo Baxo Xilka Ugu Sareeya Maamulka Galmudug

Cadaado aya Waxa ku soo Qul Qulaya Musharaxiin Badan oo Doonaya in galmudug ay Madaxweyne ka Noqdaan  balse Waxa laga War sugaya Go,aanka Barlmaanka Galmudug ay ka Qadan Doonaan Cida Hogamin Doonta Dowlad Gobaleedka Galmudug

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY