Dhageyso Odayaasha Beelaha Galmudug ku Midoobay oo Shir Xasaasi ah Yeeshay ,iyago...

Dhageyso Odayaasha Beelaha Galmudug ku Midoobay oo Shir Xasaasi ah Yeeshay ,iyago Fariin adag u Diray Dowlada Soomaliya iyo…

0
SHARE

Odayaasha Dhaqanka ee ka soo jeeda Degaanada Maamulka Galmudug ayaa waxa ay taageereen go’aankii Dowladda Federaalka iyo Maamulka Galmudug ku iclaamiyeen xilliga la qabanayo Doorahsada Madaxweynaha Galmudug, taasi oo ah 30-ks Bishan.

Waxa ay Dowladda Federaalka iyo xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Galmudug ka codsadeen in aan dib loo dhigin Doorashada, laguna qabto waqtigii loogu tala galay ,Sidoo kale Odayaasha Dhaqanka ayaa xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Galmudug waxa ay ugu baaqeen in ay soo doortaan shaqsi samata bixin kara shacabka Galmudug

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY