Dhageyso Puntland oo ka Hadashay arinta Garoonka Diyaradaha Gaalkacyo ee la isku...

Dhageyso Puntland oo ka Hadashay arinta Garoonka Diyaradaha Gaalkacyo ee la isku hayo arintiisa , iyo Waxa ka Jira in galmdug ay diiday Dhismaha Garoonkaasi

0
SHARE

Xili warbaahinta ku hadash Afka Soomaaliga qaarkood ay Baahinayeen Maalmihii la soo dhaafay warar ku aadan in xiisad u dhaxayso Puntland  tayaa arinkaasi waxaa beeniyay Maamulada Puntland iyo Galmudug ee Gobalka Mudug .

Xasan Maxamed Khaliif Gudoomiyaha Gobalka Mudug ee Puntland ayaa waxa uu sheegay in  aysan jirin wax xisaad ah oo u dhaxaysa Galmudug iyo Puntland oo ku aada Balaarinta Garoonka Magaalada  Gaalkacyo wararkaasi ay yihiin warar Been abuur ah ay Faafinayaan dad ka soo horjeeda nabadgalyada Gaobalka mudug gaara ahaa magaalada Gaalkacyo.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY