Dhageyso Ra,iisul Wasaraha Somaliya oo kulan xasasi ah la qatay Hogamiye Sheikh...

Dhageyso Ra,iisul Wasaraha Somaliya oo kulan xasasi ah la qatay Hogamiye Sheikh Shakir iyo Waxgaradka Galmudug oo walaac ka muujiyay in doorashada galmudug ay ku dhacdo xiligii horay loogu balamay

0
SHARE

Suldaan Cabdi Casiis Cumar daad wuxuu ka mid yahay odoyaasha ka soo jeeda galmudug wuxuu warbaahinta u sheegay in 30 bishan oo horay loogu balamay inay dhacdo doorashada xilka madaxweynaha galmudug ayna suura gal ahayn madama sida uu sheegay ahlusuna iyo madaxda galmudug ayna wali gaadhin wax heshiis ah

Waxa uu rajo xumo uu ka muujiyay hadalada labada dhinac ka soo baxaya ee ku adan in heshiiskii labada dhinac uu ku dahw yahay in uu fashilmay kadib markii madaxada galmudug ay shegeen in heshiisyo hordhac ah oo labada dhinac la rabay in ay wada galaan aan laga haynin wax natjiijo ah taasi oo keentay in madaxda galmudug ay shegeen in shirkii wada hadlada labada dhinac uu fashilmay

Ra,iisul wasaraha soomaliya aya kulan gooni ah la yeshay madaxweynaha ahlsuna sheikh shaakir waxana ra,iisul wasaraha soomaliya uu isku dayaya in uu ka dhadhiciyo in ahlusunna ay ka gudubto sharuudaha adag ay soo bandhigtay si xal looga gaaro wada hadalada labada dhinac ee galmudug iyo ahlusuuna

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY