Dhageyso Sababta Galmudug ay Masuul Caan ah Xilka ay uga Qaaday

Dhageyso Sababta Galmudug ay Masuul Caan ah Xilka ay uga Qaaday

0
SHARE

iyadoo Dhawaan ayay soo  baxayeen Waar kala duwan oo ku adan in La Musuq Maasuqay Lacago kala duwan oo loogu  talagalay galmudug iyo shirar  kala duwan oo galmudug lagu casumay oo si qaldan looga faaideystay aya wasiiro ka tisan dowlad gobaleedka galmudug waxa ay xilka ka qaadeen masuuliyiin  ganacsato caan ah

Wasiirka Ganacsiga iyo Wershadaha dowlad goboldeedka Galmudug C/qaadir Cllaahi Warsame (Cabdladiif) Ayaa Xilka ka Xayuubiyay  Gudoomiyihii KMG ee Rugta Ganacsiga Galmudug Ganacsade  Maxamed Cabdullaahi Marteelo Waxana  uu Wasiirka uu Faah Fahin uu ka Bixiyay Sababha xiligan keenay in xilka uu ka qaado isagona wasiirka uu ka carooday dhibaato badan oo uu shegay in shaqsigaasi uu gaystay inta uu xilka uu hayay

Hoos  Ka Dhageyso Codka  

LEAVE A REPLY