Dhageyso Saraakiisha galmudug oo ka Hadlay Weerarkii Ay Ajanibta ku soo Furteen,...

Dhageyso Saraakiisha galmudug oo ka Hadlay Weerarkii Ay Ajanibta ku soo Furteen, iyo Qaabkii uu u dhacay

0
SHARE

Ciidamada xeebaha Maamulka Galmudug ayaa Dhawaan  soo badbaadiyay Ajaanib u Afduubnaa kooxo burcad badeed ah, kuwaasi oo u dhashay Soomaaliya.

Ajaanibtan ayaa dhowaan waxaa laga Afduubtay Degaanka Ceelhuur oo ka tirsan Gobolka Mudug, sida ay sheegeen sarakiisha ammaanka ee Maamulka Galmudug.

Taliye lagu magacaabo C/naasir Diiriye Xalane ayaa xaqiijiyay in Ajaanibtan la soo badbaadiyay, wuxuuna sheegay Howlgalkan in uu socon doono.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY