Dhageyso Sarakisha Dowlada oo kala Shaki uu soo Dhax Galay kadib Qaraxii...

Dhageyso Sarakisha Dowlada oo kala Shaki uu soo Dhax Galay kadib Qaraxii dhacay Xerada nacnaca

0
SHARE

Nin la aamisan yahay inuu katirsanaa ciidamada militeriga DFS  oo Maalin ka Hor isku Qarxiyay aldhiga ay ciidamada ku leeyihiin xerada nacnaca,  Ayaa la Helay Warar dherad ah waxaana weerarkaas ku dhintay ku dhawaad 10 qof oo isugu jira saraakiil iyo ciidamo.

Hadaba Warar hoose ayaa laga helayaa qaabka uu askarigaas ugu guuleystay inuu fuliyo qaraxa xili waliba xarunta uu ka socday kulan ay lahaayeen saraakiisha militeriga.

Mid kamid ah Saraakiishii xarunta ku sugnaa qaraxaasna ka bad baaday ayaa ka warbixiyay qaabka ay wax udhaceen, waxaana uu sheegay ineysan jirin cid ka shakisay askarigan kahor inta uusan weerarka fulin.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY