Dhageyso:- Shan Qof oo ku dhimatay Gobolka Galgaduud

Dhageyso:- Shan Qof oo ku dhimatay Gobolka Galgaduud

0
SHARE

Wararka ka imaanaya Tuulooyin hoosyimaada Degaanka Baxdo ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Shan Qof ay halkaas ugu dhinteen Haraad iyo Gaajo.

Shanta Qof ee ku dhintay Tuulooyinka Hoosyimaada Degaanka Baxdo ayaa la sheegay in ay ku jiraan Labo Nin oo Walaallo ah.

Ugaas Salaad Ugaas Axmed Rooble oo ka mid ah Waxgaradka ku nool Gobolka Galgaduud ayaa ku baaqay in Dadka ku nool halkaas Gurmad deg dega lala soo gaaro si Noloshooda loo badbaadiyo.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

LEAVE A REPLY