DHAGEYSO: Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka hadlay Qaraxii Lala Beegsaday

DHAGEYSO: Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka hadlay Qaraxii Lala Beegsaday

0
SHARE

Qarax Miino ayaa waxa maanta barqadii lagu weeraray Kollonyo gaadiid ah oo ay la socdeen Xubno katirsan Dawlada Imaaraatka iyo Mas’uuliyiinta Gudiga Gurmadka Abaaraha Heer Qaran.

Qaraxaas ayaa la sheegay inuu ka dhacay Deegaanka Sar kuusta Ee Duleedka Magaalada Muqdisho,iyadoo taasi ay keentay in Socdaalkii Wafdigaasi dib ugu laabtaan Muqdisho oo markii hore ka ambabaxeen.

Waxay kormeer ugu tegi rabeen Saraakiisha la qarxiyey Barakacayaal kusugan Garasbaaleey iyo Tareedisho halkaasi oo ay dadka ay abaartu soo barabixisey kusugan yihiin Waxana Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mid ah Dadkii Qaraxaasi ka Badbaaday aya waxa uu ka warbixiyay sida ay wax u dhaceen

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY