Dhageyso Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo Madaxweyne Farmaajo ka Dalbaday Ciidamo Gaar...

Dhageyso Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo Madaxweyne Farmaajo ka Dalbaday Ciidamo Gaar ah oo ilaaliya “Barlamanka Somaliya oo u shegay in ay dhibato ku hayan

0
SHARE

Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka midah Gudigaasi xubnaha   ka ah Gudiga Gurmadka Qaranka Abaaraha Soomaaliya  ayaa sheegay inay jiraan Xildhibaano Baarlamaanka Dalka ah oo nagu qasbaya Arimo ugaar ah iyaga in loo sameeyo, isagoona   ashtako ka keenay  Qolyo uu sheegay in  ay  dhibaato ku yihiin Howshooda.

Gurxan waxa uu tibaaxay inay Xildhibaanada Qaarkood ay ku handadayaan inay doonayaan deegaanada ay kasoo jeedaan in la gaarsiiyo waxa loo qorsheeyey, Waxaana  Sheekh Nuur Baaruud Gurxan uu dalbaday in lasiiyo Ciidan Ilaaliya oo ka hortega cid kasta oo Xaniinyo Taabasho ugu faaneysa oo Xildhibaanada qaar ay ka mid yihiin.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY