Dhageyso Siyaasiyin ka Jawabay Weerarkii Ciidanka ilalada Garoonka Gaalkacyo dhanka Puntland ay ku Qaaden Gaari Booyad ah oo Biyo Dhamin u sameynayay Shacabka Reer Galmdug

HM__Xafiiska Gaalkacyo Ciidamo ka Tirsan Kuwa Maamul Gobaledka Puntland Gaar ahaan kuwa ilaalada Garoonka Diyradaha Gaalkacyo Ayaa Rasaaseeyay Gaari Booyad ah oo ka Yimid Dhanka Deganka Jeexdin kaasi oo biyo Dhaamin u Sameynayay Xoolo Dhaqato ka Soo Jeeda Dhanka  Galmudug

Werarkan ayaa Ka Dhacay Meel u dhaw Garooka Diyradaha Gaalkacyo una Dhaw Xaafada Bulbushaaro ee Duledka Magalada Gaalkacyo Waxana Gaarigaasi Booyada ah Watay  dad ka Soo jeeda Dhanka Dowlad Gobaleedka Galmudug iyagoona Weerarkaasi iska Caabin ku Sameyay  , Siyasiyiin ka Tirsan galmudug aya arintaasi si kulul Uga Hadlay Waxana ay Shegeen in ay  tahay daan daansi in ciidanka ilaalda Garoonka ay rasaaseeyaan gaari dad rayid ah biyo dhaamin loogu sameynayay

Hoos ka Dhageyso Codka 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




> Mike Edwards Authentic Jersey 
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
 
Advertisements