DHAGEYSO:-Somaliland Oo War Lama Filaan ah ka soo saartay Heshiiskii Puntland &...

DHAGEYSO:-Somaliland Oo War Lama Filaan ah ka soo saartay Heshiiskii Puntland & Imaaraadka Carabta

0
SHARE

Maamulka somaliland ayaa markii ugu horeysay ka hadley Heshiis Dhawan Dhexmaray Maamulka Puntland Iyo Imaaraadka Carabta 

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid “Cadaani” ayaa ayaa sheegay inay Ku Faraxsan Yihiin In Puntland ay heshiis la Gasho Imaaradka Carabta

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY