Dhageyso Wada Hadallka Galmudug iyo Ahlusuna ee Muqdisho ka Furmaya oo warar...

Dhageyso Wada Hadallka Galmudug iyo Ahlusuna ee Muqdisho ka Furmaya oo warar kale ay ku soo Kordheen

0
SHARE

Madaxda maamulka Galmudug ayaa ku sugan magaaladda Muqdisho kadib markii ay casuumaad rasmi ah ka heleen madaxda dowladda Soomaaliya.

Sii hayaha madaxweynaha maamulkaas Maxamed Xaashi iyo gudoomiyaha barlamaanka ayaa soo gaaray Muqdisho, waxaana ay wadahadal kula yeelan doonaan Muqdisho madaxda Ahlu Sunna Waljamaaca.

Gudoomiyaha barlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa isagoo markii uu soo gaaray Muqdisho sheegay iney dhab ka tahay wadahadalka ay la galayaan Ahlu Sunna si xal loogu helo arimaha Galmudug ,Waxaa uu ka hadlay doorka ay madaxda Dowladda Soomaaliya ku leeyihiin in heshiis buuxa laga gaaro arinta udhaxeysa Ahlu Sunna iyo Galmudug.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY