Dhageyso Warar la Xiriira Doorashada Galmudug,Arinta Ahlusuna Waxa ku soo Kordhay iyo...

Dhageyso Warar la Xiriira Doorashada Galmudug,Arinta Ahlusuna Waxa ku soo Kordhay iyo Arimo Xasasi ah oo Cadado ka Socda

0
SHARE

Waxaa Diyaar Garow xoogan oo ku aadan Doorashada Madaxweyne ee Galmudug laga dareemayaa Magaalada Cadaado oo xarun KMG u ah Maamulkaasi.

Doorashada Madaxweynaha Galmudug ayaa lagu wadaa in 30-ka Bishaan April 2017 ay ka dhacdo Magaalada Cadaado.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya iyo Masuuliyiinta Galmudug ayaa horay iskula gaaray in 30-ka April 2017 la qabto Doorashada Madaxweyne ee maamulkaasi ,Hase ahaatee waxaan weli  aan guul laga gaarin wadahadallada Galmudug iyo Ahlusunna Waljamaaca oo furitaankiisa caqabado ay ku hor gudban yihiin

hoos ka dhageyso codka

LEAVE A REPLY