Dhageyso Xaasaska Sarakiisha Al-Shabab oo Amaro Culus lagu Soo Rogay

Dhageyso Xaasaska Sarakiisha Al-Shabab oo Amaro Culus lagu Soo Rogay

0
SHARE

Taliska Ciidamada Booliska  maamulka Koonfur Galbeed ee Magaalada Baydhabo ayaa kusoo rogay Amaro xasaaska ay qabaan dagaalyahanada Al-Shabaab ee ku sugan Magaalada Baydhabo.

Taliyaha Ciidamada Booliska Magaalada Baydhabo Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa Warbaahinta u sheegay in xaasaska Al-Shabaab laga doonaayo in ay isa soo diwaan geliyaan ,Waxaa uuna  sheegay in jeedku uu yahay in la siiyo fariimo ku saabsan Amniga.

Taliyaha ayaa xusay in Al-Shabaab xaasaskooda aan loo ogolaadoonin ay Joogaan Magaalada Baydhabo iyaga oo aan diwaan gashanayn.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY