Dhageyso Xubno Barlamaanka Somaliya ka Tirsan oo Madaxweyne Farmaajo ku Dhagan ,dhaliil...

Dhageyso Xubno Barlamaanka Somaliya ka Tirsan oo Madaxweyne Farmaajo ku Dhagan ,dhaliil adagna u jeediyay in balntii uu ka baxay

0
SHARE

Madaxda Dowlada Federaalka ayaa lagu eedeeyay in ay ka gaabiyeen ka haalka Xasuuq lagu hayo shacabka soomaaliyeed.

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow ayaa ku dhaliilay Madaxda Dowlada in aysan ka hadlin Duqeynmaha Habeen iyo maalin lagu garaaco deegaanada Gobolka Gedo.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY