Dhageyso Xubno ka Tirsan Barlamanka Galmudug oo si la yaab leh uga...

Dhageyso Xubno ka Tirsan Barlamanka Galmudug oo si la yaab leh uga Hadlay Wada Hadalka Galmudug iyo Ahlusuna ,dhaliilna u Jeediyay Wafdiga Dhanka galmudug ka Socda

0
SHARE

Xildhibaanada Golaha Baarlamaanka ee Maamul Goboleedka Galmudug ayaa kulan gaar ahaa ka yeeshay Qorshaha wada hadalka la filayo inay wada yeeshaan Madaxda Maamulka Galmudug iyo Ahlusunna Waljamaaca oo kuwada sugan Magaalada Muqdisho, Waxayna  kulankooda  ay ku sheegeen  inaysan sharci ahayn in shaqsiyaad aysan Baarlamaanku ku Ogeysn Matalaada Galmudug ka Degaan Magaalada Muqidisho oo ay sheegtaan Wafdigii Galmudug u Matalayay Wada hadalka Ahlusunna Waljamaaca,

Xildhibaan Khaasim Maxamed Cali oo ka mid ahaa Xildhibaanadii ka hadlay kulanka ayaa sheegay in Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi iyo Gudoomiyaha Baarlamaanku aysan ahayn shaqsiyaad ku hadli kara Afka Galmudug,

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY