Faah Faahino Al-shabaab oo Gudaha u galay Magaalada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud

Faah Faahino Al-shabaab oo Gudaha u galay Magaalada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud

0
SHARE

Wararka hadda naga soo gaaraya Magaalada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Al-shabaab ay Gudaha u galeen Magaalada Ceelbuur Saddex Sano ka dib.

Goobjoogeyaal ayaa Xaqiijiyay in Dagaalameyaal ka tirsan Shabaab oo Hubeysan ay galeen Magaalada islamarkaana ay ka taageen xarunta Degmada Calanka Shabaab lagu yaqaan ee Madow.

Degmada Ceelbuur ee Gobolka galgaduud ayaa Maanta waxaa isaga baxay Ciidamada Itoobiya oo in ka badan Saddex Sano Maamulayay halkaas.

 

LEAVE A REPLY