Faro galinta Doorashada Galmudug ee Dowlada Soomaliya oo Abuurtay Jawi Kale -Wararkii...

Faro galinta Doorashada Galmudug ee Dowlada Soomaliya oo Abuurtay Jawi Kale -Wararkii Ugu Danbeyay

0
SHARE

Warsaxaafadeed uu soo saaray wasiirka wasaaradda Dastuurka iyo dib u heshisiinta Galmudug Cismaan Cali Socdaal (Cismaan dheere) ayuu kaga hadlay doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo faragalinta dowladda Federaalka ay ku hayso doorashada.

Wasiirka ayaa dowlada ka codsaday in barlamaanka Galmudug loo daayo howlaha doorashada Madaxweynaha Galmudug.

Halkaan ka aqriso warsaxaafadeedka.

LEAVE A REPLY