Live Hobyomedia.com Goor dhaw Waxaa Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug Soo Gaaray Wafdi uu horkacayo Musharaxa Madaxweynaaha Galmudug Prof C/Qaadir Shirwac iyadoona Xaflad Soo Dhawayn ah ay hada ka Socoto Magaalada Gaalkacyo
Goobta ay Xaflada ka Socoto aya Waxa ku sugan madax kala Duwan oo ka Tirsan Maamulka galmudug Odayaal iyo Sidoo kale Ururada Bulshada Rayidka ah
Sidoo kale Wariyaal ka Socda Warbaahinta hobyomedia.com ayaa Goobta ku sugan kuwaasi oo Toos u soo tabinaya Qudbada Musharaxa Madaxweynaha Prof Shirwac
Live u Dhageyso Codka Halkan