Musharaxa Madaxweynaha Galmudug Prof C-Qaadir Shirwac oo Gaalkacyo ku Soo Wajahan...

Musharaxa Madaxweynaha Galmudug Prof C-Qaadir Shirwac oo Gaalkacyo ku Soo Wajahan Saacadaha Soo Socda

0
SHARE

HM__Xafiiska Gaalkacyo Wararkii Ugu Danbeyay ee ku soo Dhacay Xafiiska Warqabadka Hobyomedia.com  ee  Magaalada Gaalkacyo  aya Waxa ay shegayan in Saacadaha Soo Socda Magalada Gaalkacyo ee Xarunta gobalka Mudug uu ku soo Food leeyahay Wafdi uu Hogaaminayay  Musharax  Madaxweynaha galmudug Cabdi Qaadir  Shirwac  .

Qaban Qaabo Xoogan ayaa laga Dareemaya Magalada Gaalkacyo taa oo lagu Soo Dhaweyanayo Wafdiga Musharaxa Madaxweynaha Galmudug Prof C/Qadir Shirwac Waxana  la Qorsheya in uu ka Soo Dago Garoonka Diyaradaha  Oshaco ee Magalada Gaalkacyo

Shacabka Gaalkacyo aya Si Wayn ugu Diyaar Garoobay Soo Dhawaynta Wafdiga Waxana Magalada Gaalkacyo Qaybo Ka Mida  lagu Dhajiyay Sawirada Musharax iyo Sidoo kale Erayo lagu Soo Dhaweynayo Musharax Madaxweynaha Prof C/Qaadir Shirwac

C/Qaadir Shirwac aya Waxa uu  ka Mid Yahay Dhwr Musharax oo u Tagan in Ay Madaxweyne  ka Noqdaan Deganada Dowlad Gobaleedka Galmudug kadib Markii Dhawan  uu is Casilay Madaxweynihii Hore ee Galmudug  Cabdi Karin Xusen gulled Waxana uu  ka Mid Yahy Musharaxiinta  Ugu Cad Cad ee lagu Tirinayo in Ay Galmudug madaxweyne ka Noqdaan

Wixii Warar ah oo ku soo Kordha Kala Soco Hobyomedia.com

LEAVE A REPLY