MUUQAAL:-Barnaamijka Dareenka Shacabka oo looga dooday Shirarkii u dhexeeyay Dawladda Fedaraalka ah...

MUUQAAL:-Barnaamijka Dareenka Shacabka oo looga dooday Shirarkii u dhexeeyay Dawladda Fedaraalka ah & Maamul Gobaleedyada iyo Galmudug & Ahlu-suna

0
SHARE

HM__Xafiiska London Barnaamijka Dareenka Shacabka oo si joogta uga baxa Telefishhinka Caalamiga ah Home Caple, kaasoo uu soo tabiyo Wariye Durraan Cabdullaahi Shurwac ayaa looga doodey amaq lagu falanqeeyay Shirarkii u dhexeeyay Dawladda Fedaraalka ah & Maamul Gobaleedyada iyo Galmudug & Ahlu-suna.

HOOS KA DAAWO BARNAAMIJKA DAREENKA SHACABKA

LEAVE A REPLY