Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Turkiga oo Magaalada Muqdisho imaanaya

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Turkiga oo Magaalada Muqdisho imaanaya

0
SHARE

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Dalka Turkiga ayaa Maanta soo gaari doona Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Wararka ayaa sheegaya in Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Turkiga ee Maanta imaanaya uu Maamulka Gobolka Banaadir ku wareejin doono Agab kala duwan oo ay ka mid yihiin Gaadiid uu Turkigu ugu deeqay Soomaaliya.

Turkiga ayaa ka mida Dalalka Saaxiibada dhow la ah Dowladda Federaalka Soomaaliya,waxaana uu Magaalada Muqdisho ka fuliyaa Mashaariic kala duwan,iyadoo Garoonka iyo Dekedda Muqdisho ay Maamulaan Hay’ado Turki ah.

LEAVE A REPLY