Roobkii Gu,ga oo ka Da.ay Meelo kamid ah G.Mudug ee Galmudug

Roobkii Gu,ga oo ka Da.ay Meelo kamid ah G.Mudug ee Galmudug

0
SHARE

HM__Xafiiska Gaalkacyo Meelaha uu ka da,ay Roobka Galinkii dambe ee manta ayaa waxaa kamid ah Magaalada Bajeela ,xarar Madow iyo Deegaano kale oo hoostaga Dagmada wasil Kuwaasi oo dhaca jiho ahaan koonfur.Bari Gobolka Mudug

Roobka ayaa waxa uu biyo dhigay dhul Baaxadiisu ay koobantahay inkastoo Raxmada Ilaahay ay siweyn ugu hamuun qabaan markasta Umada Muslimka ah

Deegaanada uu ka da.ay Roobka Gu.ga ayaa waxa ay kamid ahaayeen meelaha ay siweyn usaamaysay Abaarta kajirta Dalka soomaaliya Gaar ahaan G.Mudug

Wixi Warar ah oo ku soo kordha kala Soco hobtomedia.com

LEAVE A REPLY