Sargaal Sare oo Madaxweyne ilaalo u ahaa oo Gaalkacyo lagu Toogtay

Sargaal Sare oo Madaxweyne ilaalo u ahaa oo Gaalkacyo lagu Toogtay

0
SHARE

Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug  Wxaa Habeenkii  Xalay ahaa ay Koox Hubeysan ay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ku dileen Sargaal ka mida Ciidamada Daraawiishta Puntland oo lagu Magacaabo Gaandi C/raxmaan Xasan Nuur.

Warbaahinta Puntland ayaa Baahisay in Sargaalka la dilay uu horay uga mid ahaa Ilaalada Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas.

Dilka ayaa la sheegay in ay geysteen Koox HUbeysan,balse ma jirto cid eli si cad u sheegatay Dilka Sargaalka lagu qaarajiyay Magaalada Gaalkacyo.

 

LEAVE A REPLY