(Sawiro-Dhageyso) Maamulka Gobolka Mudug oo kulan deg deg ah isku yeeray Dhalinyarada...

(Sawiro-Dhageyso) Maamulka Gobolka Mudug oo kulan deg deg ah isku yeeray Dhalinyarada Galmudug kuna wargaliyay

0
SHARE

Kulankaan oo ahaa mid looga Tashanayay Xalada Amaanka  Gobolka Mudug Ee Galmudug

ayaa manta k adhacay Magalada gaalkcyo  waxaana  kulan ka soo qeyb galay Mamaulka Gobolka Mudug hay,adaha Amaanka Ururada Dhalinyada Galmudug

Kulan ayaa inta socday wax lagu Go.aamiyay Go.aan muhiim ah kuwaas oo ay ka mid ahayeen sidii loo xojin lahaa Nabad galyada Maglada gaalkcyo iyo Hormarka Deganada Gobolka Mudug

Waxaana kulan soo qaban qabiyay Mamulka Gobolka Mudug Ee Galmudug

Agaasimaha Wasarada dhalinyada iyo Ciyaardaha Dowladda galmudug Cumar cabdi maxmed ayaa ugu horey kulan ka hadalay wuxuuna sheegay in ka dhalin yaro ahaan ay Door muuqda ka qadan Donaan Hormarka iyo Sugida Amaanak deganada Mudug

Gudomiyaha Gobolka Mudug cabdirashiis xaashi cartan ayaa asna sheegay in muhiim ay tahay in Bulshada ay La shaqeyo Maamulka Gobolka Si waxkasta oo dhanka hormarka ah loo gaaro

Kulankaan Loga arin sanayay Xalada nabad galyo ee Gobolka Mudug  ayaa imanaayo xili Bishii ugu Dabeyey Deganada Gobolka Mudug ay ciidamada galmudug ka Sameynayeen Howlgalo lagu Xaqijanaayo Amanka deganadaas

Halkaan ka daawo Sawirada

LEAVE A REPLY