TOP-DHAGEYSO:- Maxa looga Wada Hadlay Shir Xasaasi ah oo Madaxda Galmudug iyo...

TOP-DHAGEYSO:- Maxa looga Wada Hadlay Shir Xasaasi ah oo Madaxda Galmudug iyo Odayaal dhaqameed ku dhex maray Degmada Hobyo

0
SHARE

Kulan looga hadlay AMniga Magaalada hobyo iyo la dagaalanka burcad badeeda ayaa lagu qabtay isla degmadaasi waxaana ka qeyb galay Madaxda Gobolka Saraakiisha Ciidamada iyo Odayaal dhaqameedka Galmudug,

Gudoomiye ku xigeenka AMniga ee Gobolka Mudug Cabdi Xuseen Maxamed ayaa sheegay inay Go’aano kala duwan ka soo saareen kulanka kuwaasi oo la qorsheeyay inay si isku mid ah u fuliyaan Madaxda Galmudug iyo Odayaasha Dhaqanka,

HALKAAN KA DHAGEYSO

LEAVE A REPLY